Xiriirka

Halkaan ayaan joognaa haddii aad u baahato caawin kaloo dheeraad ah

Waxaad na soo wici kartaa ka bilow Isniinta illaa jimcaha ka bilow 9 a.m. Illaa 12.30 p.m. ee +32 (0)15 44 35 22.

FIIRI GAAR AH : Luuqadaheena shaqada waa Ingiriis, Daj, Faransiis iyo Carabi. Haddii aadan ku hadlin kuwa ka mid ah luuqadahaan, fadlan weydii caawin qof garanayo.

Fariin noogu reeb inaga dhinaca websaydka

 



Avez-vous une plainte à propos de nos services ? Des plaintes à propos de nos services ? Avez-vous une plainte à propos de nos services ? Complaint form / formulaire de plaint / complaint form

Ciwaanka

Croix-Rouge de Belgique-Flandre
Motstraat 40
2800 Mechelen
Biljim

Helitaanka xafiisyadeena

Xafiisyada Belgian Red Cross-Flanders waxay u jirtaa 15-daqiiqo socosha ah ka bilow saldhiga wadada tareenka Mechelen.

Katagida saldhiga ee gadaasha, raac wadada illaa aad ka gaartid baakinka gaariga. Waxaad arkeysaa xarunta ciyaaraha 'Iham' ee kaa soo horjeedo. Gudub baakinka gaariga oo waxaad imaaneysaa Bautersemstraat taas oo kuu hogaamineyso Motstraat.

Riix halkaan oo jaheynada xafiisyadeena.

Téléchargez le plan (.pdf) 

Télécharger le plan d'accès au bureau (.pdf)

Télécharger la description de l'itinéraire (.pdf)